Quiz Application

10:45:12
1: Wadanka somalia meeqa wabi ayaa marto ?
2:Sanadakee ayeey somalia xoriyadda qadatay ?
3 :Waa kuma madaxweenihi oogu horeeyay ee somalia ?
4 :Waa tuma magaala madaxda gobalka gedo ?
5 :Imisa gobal ayeey somalia ka,koobantahay ?
6 :Sheeg magaala madaxda gobalka hiiraan ?
7 :Sheeg wabiga oogu dheer aduunka magaciisa ?
8 :Sheeg Lacagta oogu badan ee laga isticmaalo somalia ?
9 :Xaguu kasoogalaa somalia dhaqaalaha oogu badan ?
10 :Sheeg magaala madaxda maamul gabaleedka Butland ?